SHAQODOON

Xidhiidhinta Shaqodoonka iyo loo shaqeeyaha, Xidhiidhinta Wax bartaha iyo wax baraha

Home
Who We Are
What We Do
Where We Work
Technology
Media Center
Youth Corner
Partner Resource
Publications



THIS IS NOW CLOSED. EDC IS NOT RECEIVING ANY MORE APPLICATIONS



Education Development Center (EDC)

Baahinta - Fursad Maalgalineed oo suurtagal ah Balaadhinta Barnaamijka Shaqodoon – Puntland iyo Badhtamaha Koonfurta Soomaaliya.


 

Read in English

 

Wareega Koowaad: Qoraalka Danaynta Ka Qayb galka

 

Ururada aan dawliga ahayn, Machadyada tababarada, iyo shirkadaha ganacsi ee gaarka loo leeyahay ee ka hawl-gala gobolada Puntland iyo badhtamaha koonfurta Somaliya waayo aragnimona u leh xirfadaha farsamooyinka gacanta, xirfadaha isku diyaarinta shaqooyinka, xirfadaha iskaa u shaqaysiga, waxbarashada aasaasiga ah, Talo, Tusaalayn iyo Tilmaamida Dhalinyarada, adeegsiga farsamada casriga ah ee isgaadhsiinta waxa lagu casuumayaa qoraalkooda cadaynaya danaynta ka qayb galka hawshan.

 

Wareega Koowaad: Soo dir qoraalka Danaynta ka Qayb galka Hawsha: Ururada soo dira qoraalka cadaynaya Danaynta Ka Qayb galka hawshan, waxa dib loo eegi doonaa, loona qiimayn doonaa awoodooda hirgalinta barnaamijkan. Dib u eegista iyo qiimayntu waxa ay ku salaysnaan doontaa shuudaha xulashada ee u dagsan ku dhawaaqista hawshan. Soo booqo boga internet-ka ee www.shaqodoon.org si aad u aragto, una hesho nuqul ka mid ah baahinta hawshan.

 

Wareega Labaad: Ururada ka soo gudba wareega koowaad waxa ay soo gudbin doonaan qorshahooda oo dhammaystiran. Ururada soo gudbay waxa ay soo gudbin doonaan qorshahooda oo dhammaystiran inta sanadku aanu dhammaan. Baahinta hawshani waxa ay yeelan doontaa shuruudaha xulashada iyo tilmaamaha u gaarka ah.

 

Haddii aad wax dhibaato ah kala kulanto helitaanka nugulka mid ah baahinta hawshan, la soo xidhiidh r.sagadhi@shaqodoon.org.

 

 

Download the full announcement (PDF, 92 KB)