SHAQODOON

Xidhiidhinta Shaqodoonka iyo loo shaqeeyaha, Xidhiidhinta Wax bartaha iyo wax baraha

Home
Who We Are
What We Do
Where We Work
Technology
Media Center
Youth Corner
Partner Resource
Publications
Tel: +252 2-87779

Email Address: jamhuuriya@gmail.com   


 

WARGALIN

 

Taar: June 30, 2009

 

UJEEDO: WARGALIN MUDAYNTA IMITIXAANKA TARTAMAYAASHA FURSADAHA WAXBARASHADA SAXAAFADA EE JAMHUURIYA

 

 

Maamulka Jamhuuriya Media Group waxa uu la socodsiinayaa dhamaan dhalintii soo codsaday fursadaha tababarka mihnadaha saxaafada in la qaadi doono imitixaankii xulista tartamayaasha 04 July 2009, saacada 9:00 subaxnimo, goobta lagu qaadayaa waa xarunta ururka wadaniga ah ee SOCSA oo dhinaca bari kaga dhegan Dugsiga Sare ee 26 June, xaafada Goljano ee caasimada Hargeysa.

 

Waxa lagu adkaynayaa dhamaan tartamayaasha araajida codsiga ah iyo CV-yadooda u soo gudbiyay Jamhuuriya Media Group, waa in ruux kastaaba hore ka soo qaataa kaadhka aqoonsiga muwaadinimada Somaliland, iyadoo aan loo ogolaan doonin in uu ka qaybgalo imtixaanka ruuxa aan sidan kaadhka aqoonsiga muwaadinimada Somaliland.

 


This web site is made possible by the support of the American People through the United States Agency for International Development (USAID). The contents of this web site are the sole responsibility of the shaqodoon.org and do not necessarily reflect the views of USAID or the United States Government.