SHAQODOON

Xidhiidhinta Shaqodoonka iyo loo shaqeeyaha, Xidhiidhinta Wax bartaha iyo wax baraha

Home
Who We Are
What We Do
Where We Work
Technology
Media Center
Youth Corner
Partner Resource
Publications
Anaga Nagu Saabsan

 

Shaqo-doon wuxuu soconayaa lix iyo taban bilood taas oo ujeedadiisu ay tahay  in  wax laga qabto deganaanshaha  iyo horumarka ee Somaliland taas oo la doonayo in wax logu qabto 1200  dhalinyaro  Somaliland  ee dadoodu u dhaxayso 15-24 si loogu sameeyo fursado shaqo. Program ujeedadiisu waxay tahay in la sameyo xarun tas oo lagu caawinayo in la sameyo khibrad shaqo lana xojiyo xidhiiidhka udhaxeeya shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo waxbarashada dhalinyarta iyo machadyada tobabrada. Program-kani  waxa bixin doona shaqale loo tobabray si ay ugu diyaariyan inay dadka yaryar  usameeyana shaqo xojin diyaariyaan gobo fursado shaqo.

 

Program kani wuxuu ka jawaabayaa labadan hayadood ee EQUIP3/SLYP si loo qiimeeyo in la raadiyo farsamo ay ku shaqaysan karaan shaqaalaha Somaliland. si wanaagsana u fahmaan baahida xirfadahooda. barnaamijkan wuxuu horumarinayaa,  inu bixiyo tababaro iyo cawin wax barasho taas oo uu awooda siinayo inuu la kulmo shaqaalaha suuqa ee shaqada dalbanaya iyo dhalinyarta raadinaysa in laga caawiyo hadafkiisa, si uu ugu guulaysto nolol maalmeedkiisa iyo fursadiisa shaqo. Fursadan nolol maalmeed xarunta uu ka heli doona waxay noqonaysaa hargaysa iyadoo iyadoo laamo ku yeelanaysa burco iyo laascanood. Waxaanu u aragnaa inay xaruntani noqon doonto mid ay noocyada dhalinyaro oo weliba ku jiraan kuwa wax barashadoodu aad uliidato iyo kuwa secondariyada iyo kuwa kasoo qalin jabiyay jaamacadaha. waxaa mudnaan gaar ah la siin dona dhalinyarada loga baqayo. oo ay ka mid yihin kuwa aan waxba baran iyo kuwan aan shaqayn.Dhalinyartani waxaa lagu baqayaa in ay ku biiran ururada xag jirka ah iyo budhcada,iyo dhedig. Waxqabadkani wuxuu noqonayaa mid socon doona oo ay ku jiraan in mustaqbalka lagala taliyo baahiyaha xirfadaha shaqooyin ee shirkadaha gaarka loo leeyahay ,shaqadani waxa lagu xidhiidhin doona 1200 oo dhalinyaro shaqooyionkooda iyo nolol maalmeedkiisa  iyo inuu karti u yeesho fursadaha. Xaruntani waxay xoojin doontaa horumarinta iyo isku diyaar garawga shaqo iyo siduu isagu shaqada iskugu soo saarayo program cadayn doona qorshaha lagu wanaajin karo inuu shaqo barto iyo inuu isagu naftiisa shaqo samaysan karo si ay usoorta gasho inay dhalinyarta ka qayb qaadan karaan barnaamijkan. 

 

Progarmkan waxa maamulidoona  xarunta Education Development Center oo xaruntiisa guud  ay noqondoonta hargaysa. Waxay yeelan doontaa  shaqaale ah maamule guud,  maamule furasadaha  galainta, iyo masuul ugaara furadaha shaqo gaynta, maamulaha latalinta dhalin yarada, iyo masul ugaara horumarinta dhalinyarada, maamulha qaybta farsamada ticknolajiga iyo warbaahinta iyo maamulaha lacagta.  Qaybka mida ah shaqaalahan waxa lagakeeni doonaa ururada   kasii jiray gudaha.

 


This web site is made possible by the support of the American People through the United States Agency for International Development (USAID). The contents of this web site are the sole responsibility of the shaqodoon.org and do not necessarily reflect the views of USAID or the United States Government.