SHAQODOON

Xidhiidhinta Shaqodoonka iyo loo shaqeeyaha

Home
About Us
News
Volunteers
Mogadishu
Puntland
Somaliland
Business
Search Job
Youth Development
Finance
Video's
Team
Publications
Contact Us
Accessibility
Calendar
Site Map
Gallery
FA%



NOTICE FOR SHAQODOON!
 

The way you logon to Shaqodoon InfoMatch System (previous known as Souktel) is changing. From 2nd September 2010 to search for an opportunity via the web go to www.myshaqodoon.com or simply click MYSHAQODOON link from here. You will no longer need a PIN number to access InfoMatch system via your mobile. Your password to access InfoMatch via the web will be sent to you via SMS, for security reasons you will need to change your password the first time you login. If you experience any problems accessing the system please click here to fill out the contact us form and one of our staff will contact you.  

 
 

 

Hordhaca barnaamijka    

 

Sharax kooban oo ku saabsan mashruuca Shaqodoon.

 Shaqodoon waa mashruuc ay maalgalisay USAID ujeedadiisuna tahay in dhalinyarada somalida ku nooli helaan fursado ay ku raadsadaan shaqo, tababaro,shaqooyin ku abuurtaan iyo inay helaan shaqooyin ay ka helaan khibrad korodhsi. Ujeedada mashruucani waa in la xidhiidhiyo dhalinta shaqo raadiska ah iyo dadka ganacsatada wadanka ama cidii kale ee shaqo bixinaysa.Mashruucan waxa loogu talo galay inuu ka qaybqaato daganaanshaha iyo horumarka wadanka. 

 

 

Qiimayntii mashruuca ka hor la sameeyay

 

Hay’ada EDC iyo Mercy corps ayaa waxay sameeyeen qiimayn iyagoo la tashanayay ganacsatada, xarumaha tabarada,  jaamacadaha, waxaanay sameeyeen gudi ka kooban saraakiil ka shaqaysa adeega guud iyo dhalinyaro. Ka dib qiimayntaa waxa ay EDC samaysay qaabka mashruucu noqonayo iyadaana hadda fulisa mashruuca.

Kooxdii qiimaynta samaysay waxay ogaadeen in loo baahanyahay hab shaqo-bixiyayaashu si wanaagsan ugu fahmaan nooca xirfadeed ee ay u baahanyihiin, hab ka caawinaya goobaha waxbarashada iyo tababarada bixiya inay la yimaadaan progaramyo ka jawaabaya baahida xirfadeed ee ka jirta suuqa, hore u marinaysana xirfadihii hore ee jiray ama tababaradii hore ee jiray kana caawinaysa dhalinta inay si wax ku oola u raadsadaan fursadaha shaqo iyo nolol maalimeedba.Shaqodoon ayaa jawaab u ah arrimahan oo dhan.

 

Waxqabadyada mashruuca  

 

Mashuurucu hadda waxa uu ka shaqaynayaa sidii uu u gaadhi lahaa ujeedooyinkiisa, taasi oo ay fulinayaan kana hawlgalaan shaqaalaha iyo cida loo xushay inay mashruuca kala shaqayso sida, Jaamacdaha, NGOska iyo ganacsatada, ku waasi oo lagu xushay hab adag. Waxa kale oo u mashruucu suurto galiyay tabaro iyo xarun ay imanaayaan dhalintu si ay uga helaan wixii talo iyo tusaale ah, iyo mareeg( website) ciwaankeedu yahay www.shaqodoon.org . Mashruucu waxa uu hadda ka shaqeeyaa somaliland waxaana dabayaaqada sannadka 2009 la gaadhsiin doonaa Puntland iyo koonfurta Somalia.

Shaqodoon wuxuu kala shaqaynayaa shaqo-bixiyayaasha sidii ay u ogaan lahaayeen xirfadaha shaqo e ka maqan ama ay ubaahanyihiin, sidoo kale inay ka caawiyaan goobaha waxbarashda iyo tababarada bixiya inay mashruuca ka faaiidaystaan. Shaqaalaha mashruuca iyo cida la fulinaysa mashruuca Shaqodoon hay’ada EDC waxay bilaabeen inay bixiyaan waxii dhalinta ka caawinaya inay shaqooyin helaan , iskood shaqo u abuurtaan, helaan shaqooyin ay khibrad ka korodhsanayaan iyagoo la siinayo tababaro, talooyin iyo tusaalayaal arrimahan ka caawinaya. Mashruucu waxa uu tijaabinayaa hab la isticmaalayo mobilada iyo mareegta ( websiteka) si la  iskugu xidho ururada fursadaha shaqo ka banaanaadaan iyo dhalinta shaqooyinkaa u baahan.

 

 

ANNOUNCEMENT                 



How would you like to win EID money?  Click here for Shaqodoon design.


PIDAM Launches Shaqodoon program in Puntland


Speeding Networking at the Shaqodoon Resource.


ANDP TRAINEES REFLECT




When I joined ANDP institute as a trainee my intention was to earn and  increase some management and IT skills, soon after my entry on mid September last year, ANDP officials told us that we will be employed all of us through out the different Ministries, Enterprises, and NGOs. "I did not think it could really happen to me/us...

But very few months later  I was told to apply some vacancy position by using my cell phone (souktel system) some web based technology which we are already trained I've got an opportunity and now I am a member of the staff at the Ministry of Agriculture. I am amazed and happy because I didn't think it could really happen to me..." writes Nimco Ibrahim Abdi.












  
This web site is made possible by the support of the American People through the United States Agency for International Development (USAID). The contents of this web site are the sole responsibility of www.shaqodoon.org and do not necessarily reflect the views of USAID or the United States Government.