Solar Power Technician Training

Want create site? With Free visual composer you can do it easy.

Ogaysiis Muhiim ah          

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Dhalinyarada Jecel  wax barashada Kuna dhaqan Magaalada Muqdishu, Kismaayo iyo Baidoa in ay SECCCO iyo haya’dda SHAQODOON ay wada qaban doonaan Tababar Tiknolojiyada SOLAR lacag la’aan ah oo ay ka caawinayso UNDP.

Mashruucaan wadajir ka ah waxaa loogu tala galay in shaqo abuur ayku helaan dhalinyarada soomaliyeed waxaana qayb ka ah Ha’adaha qaramada Midoobay Sida: UNDP, ILO,FAO,UN habitat iyo UNIDO  oo wada shaqayn ay kala dhaxayso Dawladda Federalka Soomaliyeed.

Tababarka waxa uu bilaaban doona  1da February 2019.

Shuruudaha laga doonayo codsadaha

  1. In  codsadaha Da’diisu udhaxayso 15 illaa 29 sano rag iyo dumar ba.
  2. Dhalinyarada dugsiyadda sarre ka baxday ayaa lagu dhiiri galinaya in ay soo codsadaan.
  3. In codsadaha  uu xaadiro shaqo carbinta (internship)ka
  4. Codsadaha waxa lagu dhiiri galin doona shaqo carbinta kadib in shaqo lala raadiyo.
CLICK HERE TO DOWNLOAD APPLICATION

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.

Latest Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *